Albahreen Somali News Music & Videos Qarandoon.com           
Home Live chat Somali music Contact usFebruary 08 2010 23:08:12
Navigation
Home
Live chat
Somali music
FAQ
Contact us
Photo Gallery
Search
livechat
The Kroax
RSS Feeds

Users Online
Guests Online: 211

Members Online: 0

Total Members: 8
Newest Member: lj1987

Latest media
warsan tv
[04-01-2010 16:11]
AMINAY ALI UKUN
[02-01-2010 08:51]
sanadka cusub albah...
[02-01-2010 08:10]
tvuniversal Tv
[01-01-2010 15:08]
Layla Kootali Alif ...
[01-01-2010 10:55]
DIIDII NAJI caadi weye
[28-12-2009 14:07]
saynab cige
[28-12-2009 05:48]
Abdiraxman Hadantee...
[28-12-2009 05:40]
Mukhtar iyo Raxma
[28-12-2009 05:28]
Canab cadeey (tanya)
[28-12-2009 05:07]

Somali Links
fiskamusic58
Maalmo51
miisaanka45
Qarandoon39
somaliat31
Xulka49
Xulka games35

Adverts

Custom Search
Farhxiya fiska Lafoole music Fartuun birimo music Xasan adan samatar music

Latest Articles
Juxa iyo Qiyaanadii ...
Taariiqda abwaan had...

Wararka Maanta
Maamulka gobolka Banaadir ee Ururka xisbul Islaam oo ciidamada AMISOM dusha ka saaray masuuliyada dabkii ha...
Loolanka Nationlink iyo Hormuud Telecom oo laba lixaadsaday
Madaxweyne Shariif oo socdaalkii uu ku joogay magaalada Addis ababa ku soo qatimay kulan uu la qaatay raisu...
Qeybaha Bulshada oo siyaabo kala duwan uga hadlay dabkii xalay Suuqa Bakaaraha, xilli ay ku soo beegantay b...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo kula taliyay Madaxweyne Shariif in tallaabo deg deg uu qaado
Nin hubeysan oo rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac ku furay
Afhayeenada AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab oo siyaabo iska
Mareynkanka oo difaacay Hubka ay hesho Dowladda KMG
Xukun Gacan goyn ah oo Shabaab shalay ka fulisay Marka
DEG DEG: Dagaalka Beledweyn oo lagu kala baxay, Shabaabka iyo Xisbiga oo si wada jir ula wareegay
Ciidamada Kenya oo howlgalo ay dad badan oo Soomaali ah
Israsaasayn maanta ku dhexmaray ciidamada AMISOM ee garoonka ku sugan iyo Ciidamo Dowladda KMG ah ee Sooma...
Ciidamada AMISOM oo shaaca ka qaaday inay Howlagallo balaaran ay ka samayn doonaan qaar ka mid ah Degmooyi...
Dab ka kacay xerro ay deganaayeen dad barakacayaal ah oo ku taala degmada wada jir ee gobalka Banaadir TAL...
Sarkaal u hadlay Afhayeenka Ahlusunna oo maanta sheegay in Sheekh Axmed Madoobe uu kasoo baxay Xisbul Islaa...
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Maalintii labaad ku sugan Dalka Kenya TALAADO.12.1.2010
KOOXDA TOOGO OO WADANKEEDA KU NOQOTAY isniin 11.1.2010
WAR DEG DEG AH: Ahlu Sunah oo gacanta ku dhigtay meelihii muhiimka magaalada Beledweyn

News in English
Iran urges efforts to restore stability in Somalia

Crew of Canadian frigate helps ship after pirates get ransom and flee

Somali pirates seize Yemeni freighter with crew of 15

Somali Official Says, Parliamentarians Will Return to Work

Somali Lawmakers Abroad Told to Return Home

Somali pirates to free Chinese coal ship

Canadian Muslim seeks millions for racial abuse

No mediation in process between government and antagonists

Somali Insurgent Group Denounces UN Sanctions on Eritrea


Sport News & Others
Xulka Somalia oo 1-0 u dhiibtay Xulka Jabouti

Ciyaaryahanka Africa 2009

Abdirashid Abdukhadir cadaay OO ku guuleestay

Chelsea oo mar kale bareejo lagu celiyey


Maamulka gobolka Banaadir ee Ururka xisbul Islaam oo ciidamada AMISOM dusha ka saaray masuuliyada dabkii habeen ka hore ka kacay Suuqa Bakaaraha
Somali NewsMacalin Xaashi Maxamed Faarax oo ah gudoomiyaha ururka xisbul islaam ee gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyey ciidamada AMISOM iney ka dambeeyeen dabkii qasaaraha maaliyadeed dhaliyey ee habeen hore ka kg>acay qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Loolanka Nationlink iyo Hormuud Telecom oo laba lixaadsaday
Somali NewsLoolanka ganacsi ee Shirkadaha Isgaarsiinta Somalia ayaa laba lixaadsaday sanadka cusub ee 2010 .
Suuqa ganacsiga Isgaarsiinta Koofurta Somalia waxaa isku heysta shirkadaha Nationlink Telecom iyo Hormuud Telecom,waxaana labadii qof ee Somalia sitaan adeeg ay ka qaateen labadaas shirkadood ama midkood

Loolanka Nationlink iyo Hormuud Telecom oo laba lixaadsaday

Loolanka ganacsi ee Shirkadaha Isgaarsiinta Somalia ayaa laba lixaadsaday sanadka cusub ee 2010 .
Suuqa ganacsiga Isgaarsiinta Koofurta Somalia waxaa isku heysta shirkadaha Nationlink Telecom iyo Hormuud Telecom,waxaana labadii qof ee Somalia sitaan adeeg ay ka qaateen labadaas shirkadood ama midkood.



Madaxweyne Shariif oo socdaalkii uu ku joogay magaalada Addis ababa ku soo qatimay kulan uu la qaatay raisul wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi
Somali NewsShiikh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda Somalia ayaa Magaalada Addis Ababa ee Xarunta wadanka Itoobiya waxaa uu kulan kula qaatay Ra’isul wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi iyagoo ka wada hadlay xaalada Somalia iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka xoogaga islaamiga ah ee ka horjeeda.

Qeybaha Bulshada oo siyaabo kala duwan uga hadlay dabkii xalay Suuqa Bakaaraha, xilli ay ku soo beegantay bishii Sakada.
Somali NewsDadka reer Muqdisho ayaa bilaabay in ay siyaabo kala duwan uga hadlaan dabkii xalay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasoo dadka ay sheegeen in ay tahay markiisii shanaad.

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo kula taliyay Madaxweyne Shariif in tallaabo deg deg uu qaado
Somali NewsMadaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa xalay kulan albaabada u laaban ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Itoobiya, iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dal iyo xiriirka iskaashiga ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Nin hubeysan oo rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac ku furay
Somali NewsNin hubeysan oo rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac ku furay dad rayid ah oo ku sugnaa xaafad ku taala woqooyiga magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Ugu yaraan hal ruux ayaa lagu soo waramayaa inuu geeriyooday mid kalena uu dhaawacmay ka dib markii nin ku hubeysnaa qori Ak-47 ah uu rasaas ku furay dad ku sugnaa goob biibito ah oo ku taala xaafada Garsoor ee woqooyiga magaalada Gaalkacyo sida dad goob joogayaal ahi sheegeen.

Afhayeenada AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab oo siyaabo iska
Somali NewsAfhayeeno u kala hadlay ciidamada Midowga Afrika iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qarax sababay qasaare nafeed oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin dugsigii tababarka ciidamada ee Xalane oo ku yaala agagaarka garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho, kaasoo inta laga warqabo ay ku dhiteen 2 ruux oo Soomaali ah qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Mareynkanka oo difaacay Hubka ay hesho Dowladda KMG
Somali NewsDowladda Mareykanka ayaa ka jawaabtay warbixin ka soo baxday Hey'adda Amnesty International kaas oo ka dhan ah Hubka ay hesho Dowladda KMG, kaasoo ay ku tilmaanay in loo adeegsado dambiyo dagaal.

Xukun Gacan goyn ah oo Shabaab shalay ka fulisay Marka
Somali NewsWararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas shalay xukun gacan goyn ah lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inuu sameeyay fal xatooyo ah.


DEG DEG: Dagaalka Beledweyn oo lagu kala baxay, Shabaabka iyo Xisbiga oo si wada jir ula wareegay
Somali NewsDagaalkii saaka dib uga bilowday magaalada Beledweyn ayaa goor dhow lagu kala baxay, kadib markii magaalada laga saaray Ciidamo taabacsan Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah oo muddo todobaadyo ku sugnaa magaalada.


Bookmark This

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.

Adverts




Copyright © 2009